Odayaal u hogaansamay amar dhowaan ka soo baxay Al-shabaab oo xabsi la dhigay

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Odayaal ka mid ahaa ergadii soo xulatay Xildhibaanada baarlamanka Somalia oo u hogaansamay amar dhowaan ka soo baxay Al-shabaab sida uu sheegay taliyaha Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed Mahad C/raxmaan Aadan. Amarkan oo ay Al-shabaab soo saareen 15kii bishan ayey Odayaashii soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya ugu qabteen 45 cisho … Continue reading Odayaal u hogaansamay amar dhowaan ka soo baxay Al-shabaab oo xabsi la dhigay